Biden oo si cad ugu hanjabay inuu difaacayo Taiwan haddii Shiinuhu soo weeraro

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Maraykanku uu faragelin milatari samayn doono si uu u difaaco Taiwan haddii Shiinuhu ku soo duulo Jasiiraddaasi. Hadalka sidan u cad ee uu arrintan ku sheegay ilaa hadda, waxa uu soo afjarayaa sannado badan oo madmadow istiraatijiyadeed uu ka imanayey madaxdii isaga ka horreysay. Biden oo ka hadlayay … Continue reading Biden oo si cad ugu hanjabay inuu difaacayo Taiwan haddii Shiinuhu soo weeraro